Guddoonka Golaha shacabka oo toban cisho u qabtay Wasiir Oomaar (Sababta)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somalia Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa u yeeray Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar) inuu muddo 10 cisho ah ku hor-yimaado Baarlamaanka. 10 Xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabka dalbaday in loo yeero wasiirka ka dib Mooshin arintaas la xiriira oo ay gudbiyeen gudoonka golaha shacabka, si … Continue reading Guddoonka Golaha shacabka oo toban cisho u qabtay Wasiir Oomaar (Sababta)